Kulanka Wacyigelinta Nabadda Gobolka Sanaag

Kulanka Wacyigelinta Nabadda Gobolka Sanaag

Badhan, Hay’adda PDRC oo kaashanaysa HADAF ayaa magaalada Badhan ku qabatay kulan wacyigelin ah oo ku saabsan nabadda iyo joojinta colaadda gobolka Sanaag.

Bulshada degmada ayaa farriimo nabadeed u dirtay beelaha walaalaha ah ee dirirtu dhexmartay, waxayna ugu baaqeen dhaqanka iyo waxgaradka gobolka iyo deegaanada kale inay ka qeybqaataan dadaallada nabadeynta. Sida oo kale, bulshada ayaa muujisay diyaargarow buuxa oo ay ku taageerayaan adkeynta nabadda,

#peace #HADAF #PDRC #SANAAG

Add a comment

Scroll to Top