This form comes within the framework of HADAF Organization’s continuous efforts to monitor and document statistics related to security incidents and conflicts in the Sanaag region for the years 2025 – 2026. This research effort focuses primarily on collecting accurate and transparent data on killings and injuries resulting from lawlessness, in addition to tribal conflicts and disputes affecting the stability of the region. Through this monitoring, the organization aims to build a reliable database that contributes to supporting community peace efforts and providing accurate indicators for decision-makers and humanitarian and development agencies concerned with promoting peace and stability in the region.
Af – Soomaali
Foomkan wuxuu qayb ka yahay dadaallada joogtada ah ee Hay’adda HADAF iyo Xarunteeda Cilmi-baadhista ee ay ku diiwaangelinayaan tiro-koobyada la xidhiidha dhacdooyinka amniga iyo iska horimaadyada gobolka Sanaag ee sannadaha 2025 – 2026.
Dadaalkan diiwangelin wuxuu inta badan diiradda saarayaa ururinta xog sugan oo hufan oo ku saabsan dilalka iyo dhaawacyada iyo khasaaraha kale ee ka dhasha amni-darrada. waxaa sidoo kale qayb ka ah shaqaaqooyinka iyo khilaafaadka qabaa’ilka ee saamaynta ku yeelanaya xasilloonida gobolka.
Ujeedooyinka Diiwangelinta:
- Inuu dhiso kayd xogeed la isku halleyn karo oo gacan ka geysta taageeridda dadaallada nabadda bulshada, Xal u helidda dhibaatooyinka jira iyo dowlad dhiska.
- In uu siiyo tilmaamayaal sax ah Masuulinta iyo hay’adaha gargaarka iyo horumarinta. (masuuliyad go’aan qaadasho)
- In la xoojiyo nabadda iyo xasilloonida



